Aqristayaasha qaaliga ah maalmahan inta badan lammaaneyaasha ku sugan meel kasta oo caalamka ka mid ah waxa ay horseed ka yihiin nolol walaac badan oo is diidanaansho badan. Badankoodu waxay wajahayaan muran xaga guurka ah. kuma raaxeystaan guurkooda, kamana dambayso rajadii ay ka qabeen, waxayse ka niyad jabeen noloshooda guurka. Taas ayaa keentay in qoysasku ay jabaan. Guurkoodu wuxuu ku dhamaadaa furiin. Waxba kama fakaraan guurka. Waxgarasho ma leh oo way ku qancin waayaan xaaskooda.